Barakac Ka Billowday Marka

Barakac xoogana ayaa laga soo sheegayaa Xafaado ka tirsan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in barakaca uu ka bilowday xaafadda Buulo Jaan kadib markii shalay tiro dad rayid ah halkaas lagu dilay.

Xiisadda ka taagan Magaalada Marka ayaa salka ku heysa dagaal Beeleedyo indhawaanahaan ka aloosnaa Gobolka Shabeelaha Hoose.

Waxaa arrinta la is weydiinayo tahay waxa weli xal loogu la’yahay xallinta Dagaal Beeleedyada Gobolka Shabeelaha Hoose oo nolosha dad badan Gallaaftay.
Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s