Nabadoon Maxamad Maxamuud Faarax Oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo ku hubeysan bistoolado ayaa caawa ku dilay xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid Nabadoon caan ka aha magaalada Muqdisho.

Nabadoon Maxamed Maxamuud Faarax ayaa lagu Dilay Xaafada Towfiiq isagoo ku sii jeeday Hooygiisa.

Xaliimo Canshuur Dooxane ka mid ah ehelada marxuumka ayaa warbaahinta u xaqiijisay Dilka Allaha U Naxariistee Nabadoon Maxamed Maxamuud Faarax.

Kooxaha Dilka geystay ayaa la soo sheegayaa in ay isaga baxsadeen goobta falku ka dhacay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo goobta gaaray ayaa billaabay howlgallo baaritaano ah, inkastoo aan la soo sheegin haddii ay dad u soo qab qabteen Dilkaasi iyo in kale.

Weli lama shaacin sababta dhabta ah ee ka dambeysa Dilka Nabadoonka

Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Dilka Nabadoon Maxamed Maxamuud Faarax. Inkastoo dilalka magaalada Muqdisho intooda badan kooxda Alshabaab masyuliyadooda sheegato.


Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s