Jeneraal Goobaale Oo Geeriyooday

Allaah ha u Naxariisto Jeneraal Maxamad Jimcaale Rooble (Goobaale) Gaari Nuuciisu Yahay Surf Oo laga Soo Buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu Dhiftay Gaari Cabdi Bile ah Oo Uu Saarnaa jennanka Agagaarka wasaarada Gaashaandhiga Ee magaalada Mugdisho.

Goobaale ayaa markii hore waxaa ka soo gaaray weerarka Dhaawac halis iyadoona uu geeriyooday dhaawacaasi.

Sidoo kale waxaa ku dhintay weerarka illaa 4 ka mid ahaa ilaaladii Jeneraal Maxamad Rooble Jimcaale Goobaale.

Sargaalka ayaa ka mid ah saraakiisha sarsare ee dowladda Soomaaliya, isgaoo muddo dheerna ka hawlgalayay magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha hoose.
Kooxda Argagaxisada Alshabaab ayaa dilka sheegatay.
Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s