Muqdisho oo badda looga banaanbaxay.

bananbax7Iyadoo Maalintii Saddexaad ay gashay Dacwada dhanka badda ah ee u dhaxaysay Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacaya Banaanbax lagu diiddan yahay Damaca Kenya ay ku dooneyso Baddeena.

Banaanbaxa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana Boqolaal Dad ah oo ka qeyb galaya banaanbaxu ay iskugu soo urureen  Fagaaraha Daljirka-daahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Ujeedka Banaanbax ayaa ah sidii Shacabka ku nool Muqdisho ay u muujin lahaayeen in ay diiddan yihiin Damaca Kenya ee ah in Badda Soomaaliya ay Heshiis kala gashay Dowladdii KMG aheyd.

Sidoo kale Banaanbax kan lamid ah ayaa isagana laga filaya deeggaano kale oo dalka Soomaaliya ah.

Intaa badan banaanbaxyada sidda caadiga ah shacabku u soo abaabulo Soomaaliya lagama oggola inkastoo dowladdaha dalka ka jira ay iyagu banaanbaxyo soo abaabushaan.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s