Shariif Shiikh Axmad Oo Muqdisho Ku Laabtay

Madaxii hore ee Maxkamaddaha Islaamiga ah, Isbahaysigii Asmara garabkii Jabuuti horena u soo noqday Madaxwaynahii dowladdii ku meel gaarka ahayd ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmad ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen qaar ka mid ah Asxaabtiisi hore ee Siyaasadda iyo weliba beeshiisa. 

Shariif Shiikh Axmad ayaa ku noola dalka dibaddiisa tan iyo markii looga guulaystay doorashadii Madaxtinimada ee dhacday 2012. 

Mudanaha ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo inuu yahay musharrax u taagan xilka Madaxtinimada ee Soomaaliya mar kalena wuxuu doonaya inuu dalka maamulo isagoo hore maamulkiisi loogu eedeyn jiray fashil iyo is qabqabsi. 
Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s