Xildhibaan Xaaf Oo Digniin culus u diray Puntland

Xildhibaan Axmad Ducaale Geelle ayaa hordhigay masuuliyiinta Puntland iney magdhow iyo raalli gelin ka bixiyaan duqeyntii dhawaan ka dhacday deegaanka Jeexin  ee gobolka Mudug.

Xaaf ayaa sheegay in haddii Puntland aysan bixin magdhowga dadkii duqeynta ku dhintay iney qaadi doonto masuuliyada amni daradii ka dhacdaa magaalada Gaalkacyo.

 

Dhowaan ayay ahayd markii ciidamo ka tirsan maamul gobolleedka Galmudug lagu duqeeyey deegaanka Jeexin, halkaas oo lagu dilay tiro ciidanka Galmudug ah, duqeynta ayaa maamulka Puntland ku faantay inkastoo Maraykanku sheegtay duqeyntaas.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s