Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta Halgan

Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in  Al Shabaab saaka ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Halgan ee Gobolka  Hiiraan.

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ethiopia ee  qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa isaga baxay deegaanka Halgan waxaana u soo dib mareeyay Al Shabaab.

Halgan ayaa dagaallo culus horay waxa ay ugu dhexmareen Ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab.

Ethiopian-ka ayaa indhawaanahaan dib uga guranayay qeybo ka mid ah dalka gaar ahaan Gobollada dhexe ee Soomaaliya oo ah meelaha ugu badan ee Ciidamadooda Soomaaliya ku sugan joogeen.

Waxaana ka bixitaankooda goobaha ay horay ugu sugnaayeen ku soo beegmeysaa xilli  fatqalad xoogan ay ka aloosan tahay gudaha dalkoda.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s