Barakaca Dagaalka Gaalkacayo

In ku dhow 75 kun oo qof ayaa Ku barakacay colaada muddada saddexda asbuuc ku  badan ka socota magaalada Gaalkacayo, dadka ku barakacaya dagaallada ayaa waxaa ka mid ah ardaydii jaamacaddaha, dugsiyada qur’aanka iyo iskuulada sidoo waxaa ka mid haween iyo carruur.  

Dagaalka ayaa u muuqda midaan istaagayn inkastoo baaqyo caalamiya soo gaarayaan maamullada Galmudug iyo Puntland OK magaalada iyagu ku dagaallamaya.

Colaada ayaa dadwaynaha Gaalkacayo waxaa u weheliya abaaro.
Labada maamul ayaa mid kasta kan kale ku eedeyn inuu colaada isagu wodo iyadoo marba marka ka dambaysana dhimashadu sii kordhayso.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s