Puntland Oo Labo Sargaal Oo Caan Ah ku weysay Dagaalka ka Socda Gaalkacyo

Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Puntland ay dagaalkaasi ku weysay Labo sargaal oo caan ah,Saraakiishan ayaa magacyadooda naloogu kala sheegay

Gaashaanle Axmed Mire iyo Sidoo kale Gaashaanle Dhexe Cali Axmed, kuwaasi oo hogggaaminayey dagaallada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka ciidanka Puntland.

Waxaa dagaalka uu yahay mid aad u xooggan, waxaana xilli walbo la filan karaa khasaare intaan ka badan, iyadoo xaaladda guud ee Gaalkacyo tahay mid cakiran.

Madaafiic xooggan ayeey Labada dhinac isku adeegsanayaan, iyadoo lasoo sheegayo in maanta magaalada oo dhan uu saameeyey dagaalkan,islamarkaana weli la isku awood sheeganayo.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s