Maamulka Jubbaland Oo Beeniyay Inay Qayb Ka Yihiin Dagaalka Gaalkacayo.

Maamulka Jubbaland masuul u hadlay ayaa  nasiib daro ku tilmaamay Dagaalka ka socda Magaalada Gaalkacyo ee gobalka mudug kaas oo u dhaxeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug, laguna soo Bandhigay Rag ka tirsan Jubaland oo Dagaalka qayb ka ahaa.

Korneel Ismaaciil Maxamed kheyre oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka  Jubbaland ayaa sheegay in Maamulka Jubbaland uusan shaqo ku laheyn Dagaalka ka socda Magaalada Gaalkacyo.

Kadib markii Shalay Galmudug ay soo bandhigtay Ciidamo ay sheegeen in ay ka tirsan yihiin Jubbaland, kuwaas oo garab siinayay Ciidanka Puntland.

Wuxuu sheegay Ciidanka Maamulka Galmudug ay soo bandhigeen in aysan ka tirsaneyn Maamulka Jubbaland, oo ay tahay been abuur sal iyo raad midn aan laheyn.

Dowlada galmudug ayaa shalay saxaafada usoo bandhigay laba askari oo ka tirsanaa sida ay sheegeen jublanad oo diyaarad lagu keenay galkacayo.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s