Qarax khasaaro sababay oo ka dhacay Degmada Xamarweyne

Wararka laga helayo degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir ayaa ku soo warramaya in Qarax uu saaka ka dhacay halkas.

Qaraxa oo ahaa Miino Fariisin Ciidan lagu aasay ayaa la xaqiijiyay in  uu ka dhacay Nawaaxiga Bacadlaha ee degmada Xamarweyne.

Ugu yaraan 2 Askari ayaa ku dhimatay 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen , halka sidoo kale ay jiraan khasaaro dad shacab ah oo meesha wax ka dhaceen ka ag dhawaa soo gaaray walow aan la cayimin.

Ma jiro wax war ah oo maamulka degmada Xamarweyne ay ka soo saareen Qaraxaasi ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s