Siciid Qalinle Oo Muqdisho Lagu Dilay.

Marxuum Siciid Cali Cisman “Siciid Qalinle” ayaa salaadda maqrib ka dib, caawa kooxa hubeysan, waxay ku dileen degmada Huriwaa, ee magaalada Muqdisho.

Siciid Qalinle wuxuu ka hawlgeli jiray shirkadaha duulimaadka iyo goynta tikidhada, oo caan ugu ahaa magaalada Muqdisho. Sidoo kale, wuxuu ahaa shakhsi caan ku ah dadka reer Muqdisho.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay dilka marxuumka inkastoo loo badinayo kooxda Argagaxisada ee Alshabaab kuwaasoo qof kastoo bulshada waxtar u leh dila.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s