Dalalka ugu fiican adduunka xaga kaalmaynta qofka qariibka ah ee kucusub bulshada.

​Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa Soomaaliya waxay gashay booska 4aad dalalka dadka martida ah gaar ahaan dadka aan la aqoon loogu samo fali og yahay.

Dalalkaa Soomaaliya ay kujirto ayaa la ogaaday in dadkoodu u roon yihiin martida aan la aqoon ee u soo martiya. Dadka Soomaalida ah ayaa la sheegay inay soo dhaweeyaan martida ooy kujiraan kuwa xataa aysan aqoon u lahayn.
Shirkada Macluumaadka ee CAF ayaa warbixin ay soo saartay sanadkan 2016 waxay ku sheegtay in dadka wadamadaasi ay had iyo goor u ixsaan falaan dadka kale xataa kuwa aysan aqoon.
Daraasada ayaa xogteeda laga soo kala uruurshay 140 wadan. Waxaa la yaab noqotay in dalalka ugu horeeya ee afarta ah ay colaado ka jiraan.
1.      Ciraaq 81%

2.      Liibiya 79%

3.      Kuwait 78%

4.      Soomaaliya 77%

5.      Imaaraatka Carabta 75%

6.      Malawi 74%

7.      Botswana 73%

8.      Sierra Leone 73%

9.      Mareykanka 73%

10.   Sacuudi Carabiya 73%

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s