Argagaxisada Alshabaab Oo sheegtay Qarax Muqdisho Ka Dhacay

Kooxda Argagaxisada Al Shabaab ayaa sheegatay Masuuliyadda Qarax xoogan oo saaka ka dhacay Agagaarka Dekedda Magaalada Muqdisho.

Sargaal ka tirsan kooxda Argagaxisada AlShabaab oo u warramay Idaacadda Andulus ee ku hadasha Afka Argagaxisada ayaa shaaca ka qaaday in weerarkooda ay ku bartilmaamsadeen Xero Ciidamo kuwa Booliska ah lagu xareeyay oo ku taalla Nawaaxiga dekedda Muqdisho.

Qaraxa saaka ka dhacay Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa gallaaftay Nolosha dad badan oo rayid u badan qaraxa ayaana dhacaya iyadoo doorashadii Madaxwaynaha iyo guddoonka labada aqal soo dhowdahay.

Shalay ayay ahayd markii ciidanka NISA fashileen qarax iyadoo hal askari uga dhintay.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s