Labo Gabdhood Oo Soomaaliya Ayaa Lagu Dilay Canada

​Labo gabdhood oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee dalka Kanada , iyadoona meydka labadaan gabdhood lagu qariyey qeybo ka mid ah gurigooda.

Booliiska Magaalada Ottawa ayaa sheegay in ay qabteen dad lagu tuhmayo ku lug lahaanshaha dilka loo geystay labada gabdhood ee Soomaalida ah isla markaana ah labo Gabdhood oo Walaalo ah.

Gabdhaha la dilay ayaa waxaa lagu kala magacaabayey Nasiiba Nuur oo 23 jir ahayd iyo Asma Nuur oo 32 jir ahayd , waxaan dilkooda geystay sida la sheegay kooxo hubeysan oo la sheegay in iminka gacanta lagu hayo dad lagu tuhmayo in ay ka mid ahaayeen kooxihii dilay labadaas marxuum.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s