Safiirka Ruushka Andrei Karlov ayaa toogasho lagu dilay magaalada Ankara

​Safiirka Ruushka ee magaalada Ankara, Andrei Karlov ayaa lagu dilay weerar maanta ka dhacay caasimadda dalka Turkiga.

Muuqaal laga duubayay munaasabada ayaa muujinaya Mr Karlov oo jeedinaya qudbo markii ay xabada dhacaysay.

Safiirka oo si si darran loogu dhaawacay weerarka, kadibna loola cararay isbital, ayaa markii dambe ku geeriyooday isbitalka.

Dhowr ka mid ah wakaaladaha wararka ayaa sheegay in weerarka uu dhacay xilli Karlov uu booqanyey xarun lagu qabanayey bandhig farshaxan.

Wakaaladaha wararka Ruushka ayaa sidoo kale sheegay in dhowr qof oo kale lagu dhaawacay weerarka lagu qaaday Andrei Karlov.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s