Cabdi Xoosh Jibriil Oo Qirtay In Walaalkii Ka Mid Ahaa Raggii Kufsaday Gabadha

Xildhibaan hore uga tirsana Baarlamaanka Soomaaliya, marna soo noqday wasiir Cabdi Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horreeysay daboolka ka qaaday inuu walaalkiis ka mid ahaa lix nin oo kufsi u gaystay gabar da’yar.

Cabdi Xoosha ayaa sheegay in loo baahan yahay in baaritaan lagu sameeyo kufsiga,isagoo sidoo kale sheegay in qabiilku (Wuxuu addeegsaday kelmeda Cullimo) diiddan yahay in sharciga lagu kala baxo.

Xoosh wuxuu sheegay in walaalkiis yahay 15 sanno jir, waana markii koowaad ee u arrintan shaaca ka qaado.

Xildhibaanka hore ayaa sheekadan dabboolka ka qaaday kadib markii ummada Soomaaliyeed ka dhiidhiday tacadiga loo gaystay gabadha iyo qoyskeeda oo awood loo sheegtay, illaa haddana ku sugan xaalad halisa.
Illaa tobaneeyo gabdho ayaa la sheegay in sidaan oo kale loogu kufsaday Galdogob isla markaana muuqaallo laga duubbay.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s