Ajakis Oo Hargeysa lagu xiray

Maamulka Soomaalilaan ayaa xabsiga u taxaabay Cabdi Miriidi Ajakis oo ka tirsana shaqaalaha muuqbaahiyaha Universal ee fadhigiisu yahay dalka Ingiriiska.

Muuqbaahiyaha Universal ayaa dhowr jeer Soomaalilaan xirtay xafiiskiisa Hargeysa, iyadoo laga cabanayay barnaamij u Ajakis soo saare ka yahay oo lagu magcaabo Faaliyaha qaranka.

Ajakis ayaa hore uga tirsana koox aflaanta hindiga afka Soomaaliga u bedesha.

Ugu dambayn Maamulka Soomaalilaan ayaan illaa hadda ka hadlin xariga Cabdi Muriidi oo loo yaqaan Ajakis.
Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s