Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Loo Doortay Nin Reer Somaliland Ah

Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka tirsan mudanayaasha aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Aqalka sare ama guurtida, waxaana xilkan kula tarmaayay Xildhibaan Mustafe Maxamed Qodax oo u ka guulaystay.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa Mustafe Qodax kaga guulaystay 43 cod halka Mustafe Qodax uu ka helay 9 cod. iyadoo guud ahaan Xildhibaanada codadka dhiibtay ay gaadhayeen 52 mudane.

Ninka xilka loo doortay ayaa ka soo jeeda magaalada Hargeysa oo u ka jiro maamulka Soomaalilaan la magacbaxay, ku xigeenkiisa ayaa loo doortay Abshir Maxamed Axmed  (Bukhaari) oo hore u ahaa madaxa idaacad ku taalla magaalada Muqdisho wuxuuna ka soo jeeda degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.
Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s