​Maleeshiyadka Gaas iyo kuwa qabiilka Maxamad Muumin/Leelkase oo isku horfadhiya Galdogob. 

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa u diray Galdogob 200 oo maleeshiyadka qabiilkiisa ka mid ah si ay halkaas uga soo kaxeeyaan shantii nin ee kufsaday gabdha yar, balse arrinta waxaa ka soo horjeeda qabiilka raggaasi ka dhasheen oo isagu ku dooddaya Galdogob ayaa lagu maxkamadayn shareecada islaamka ayaana lagu fulinaya. 

Wasiirrada Diinta & Awqaafta, Arrimaha Haweenka iyo weliba Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku sugan Galdogob iyaguna kuwaasoo wadahadallo kula jira odayaasha magaalada.
Gaas ayaa doonaya in raggaas lagu xukumo lix billood oo xabsi ah, halka odayaasha iyo cullimada Leelkasahu doonayaan in shareecada islaamka lagu kala baxo. 
Labada maleeshiyo ayaa isku hor fadhiya magaalada waxayna u egtahay inuu midkood la wareegi doonno gacan ku haynta magaalada iyo shanta ragga ee ku eedeysan kufsiga gabadha.
Sirqarsoon@gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s