Aqalka Cad Oo Loo Gudbiyay Qorshe Alshabaab Lagula Dagaallamin

Pentagon-ka Maraykanka ayaa diyaariyay qorshe lagu balaarinayo hawlagalada ciidamadoodu ay kula dagaallamayaan ururka Alshabaab. Soo jeedintan ayaa loo gudbiyay Aqalka Cad.

Saraakiisha qorshahan ka shaqaysay ayaa sheegay in ay muhiimtahay in la kordhiyo tirada ciidamada Maraykanka ka jooga Soomaaliya oo hada gaaraya 50 askari. 
Waxay tilmaameen in loo baahanyahay in ciidamada Maraykanku ay ka dhinac dagaalamaan kuwa Soomaaliya iyagoo sidoo kalena xaga cirka ka weeraraya bar-tilmaameedyada ay u arkaan in ay khatar uga imaan karto.
Saraakiil la hadashay New York Post ayaa sheegay in xilligan la joogo wakhtigii la dhisi lahaa ciidamada Soomaalida si ay uga itaal roonaadaan xoogaga Alshabaab

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s