Maleeshiyada Garoowe oo Gadoodsan Oo La Wareegtay Goobo Muhiima.

Maleeshiyaadka maamul gobolleedka Puntland ayaa la wareegay xurunta gollaha wakiilada, bangigga iyo wasaaradda maaliyadda maamul gobolleedka Puntland

Wuxuu ka dhashay gadoodkani sidaa la ii sheegay kadib markii mushahar la’aan ay ahaayeen maleeshiyadka magaalada Garoowe muddo 7 billood ka badan. 

Gadoodka ayaa imaanaya iyadoo horjoogahii Puntland Cabdiwali Gaas u magaalada Boosaaso ku sugan yahay halka Horjoogahii hore Faroole u Garoowe joogo.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s