Mayarka Hargeysa Oo Xiray Masuuliyiin Ka Tirsan Warshada Biyaha Zamzam Iyo Durdur

Ururka wershadlayda Somaliland ayaa cambaareeyay  xadhigga  masuuliyiin ka tirsan  warshadaha biyaha Zamzam iyo Durdur oo ay sheegeen inuu xidhay Maayarka magaalada Hargeysa

Cabdiraxmaan Caydiid Soltelco 
Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha ururka wershadaha Somaliland Maxamed Sheekh Cumar, ayaa wuxuu u qornaa sidan “Haddaanu nahay Ururka Warshadleyda Dalka (NIA) waxaanu cambaaraynaynaa xadhigii lagula kacay masuuliyiinta shirkaddaha biyaha ee Hargeysa. Kuwaasi oo ay ka mid yihiin Warshadda  Dur-Dur  iyo Warshadda Zamzam. Taasi oo uu kula kacay Duqa Caasimadda Hargeysa maalintii taariikhdu aheyd 23rd February, 2017ka iyada oo uu u socday wada hadal Ururka Warshadleyda Dalka iyo Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa.”

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s