Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Farmaajo Dartiis Sucuudiga U Tegey.

Wasiir Maxamuud Xaashi Wuxu ka mid noqday dadkii tirada badnaa ee ku hadaaqayay Farmaajo ii Geeya Aar Farmaajo Ii geeyaa, waa lagu geeyhaa. Lkn wuu ku hungoobay Farmaajo.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland wuxu Dalka Sucuudiga kaga daba tagay Madaxwaynaha Dawlada Faderaalka ah ee Somaliya Mud: Mohamed Abdilahi Farmajo oo booqasho & cimro u joogay sucuudiga waxase ceeb wayn ahayd Marku Farmaajo Diiday kulanka Wasiir Hashi sidoo kale wuxu Waji gabax wayn kala kulmay Madaxwayne Farmaajo oo ah nin aan qiimayn xaqal qalin.

Marka kadibna Xaashi wuxu isku dayay in uu cimraysto waxanan u rajaynaya in uu ALLAAH (SWT) ka aqbalo Cimrada oo aanay ka noqon Cimro Farmaajo.

Xadiis baa ahaa (Ina Mal acmaali bi,niyaat)
W/Q Naciima Cabdi Galiixe

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s