Mudahaarad ka dhacay magaalada Kala-baydh ee gobolka Sool

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Kala-baydh ee gobolka Sool ayaa maanta magaaladaasi  ka dhigay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan iska hor-imaad dhexmaray  ciidamada Milatariga  Somaliland

 iyo dad shacab kaasi oo ay ku dhinteen laba qof oo shacab ah.
Mudaharaadka oo ay dadku iskugu soo baxeen gudaha magaalada ayaa odayaasha deegaanka oo ka mid ahaa dadweynaha mudaharaadka dhigaayey ay maamulka Somaliland ka codsadeen inay arrintaasi soo fara-geliso

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s