Horjooge Cabdiwali Gaas Oo La Xaqiijiyay Inuu Isticmaalo Daawada Nootropic

Daawadan waxaa loogu talagalay dadka qaba cudurka Alzheimer-ka, balse waxaa sidoo kale isticmaala ardayda jaamacaddaha ee aan rabin inay wax akhriyaan si ay xasuustoodu u fiicnaato

Nootropic waa daawada u horjooge Cabdiwali Gaas, markuu ardayga jaamacada ahaa illaa xilligan isticmaalo sida ay Sirqarsoon.com u xaqiijiyeen qaar ka mid ah wasiiradiisa oo diidday in magacooda la xuso. 

Gaas ayaa isagu ah caadayste daawadan la’aanteed aan waxba qaban karin, mararka uusan daawadan isticmaalina waxaa lagu garta inuusan waxba xasuusan iyo inuu mararka qaar hadalka muddo raadiyo ama qofka u la hadlayo aqoonba waayo.

Sirqarsoon@gmail.com