Waxgaradka Iyo Odayaasha Cali Saleebaan Oo Ka Soo Horjeensaday CaleemaSaarkii Ugaaska Cali Xijiijle

​Waxgaradka iyo odayaasha qabiilka Cali Saleebaan ayaa ka soo horjeestay caleema saarkii Ugaaska Cali Xijiijle, Ugaas Muxuyadiin Xaaji Cabdi Buurte oo shalay lagu caleema saaray magaalada Boosaaso, qabiilka Cali Saleebaan ayaa sheegay in:

Boqor Burhaan Muuse “Cusmaan Maxamuud”, Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin “Dishiishle”, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax “Cali Jibraahiil” iyo Horjooge Cabdiwali Gaas ka dambeeyeen caleemasaarka iyagoo doonaaya in qabiil aan ahayn Cali Xijiijle ka dhigaan sida ay hadalka u yiraahdeen. 
Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamad Wacays Dhedo ayaa diidday shalay inuu ka qaybgalo caleema saarka Ugaaska Cali Xijiijle. 
Magaca Cali Xijiile ayaa waxaa isku haysta labo kooxood oo ay kala hoggaamiyaan Ugaas Muxuyadiin iyo Suldaan Shukaan, labada qolo ee isku haysta magaca ayaa mid kasta kan kale ku tilmaamin inuu yahay Tumaal, dadka aqoonta u leh ayaase sheegin labadan qolo oo qaraabo hoose ahi inay yihiin Majeerteen lumay sannado.

Ugaaska beesha Cali Xijiijle ayaa 12 bishan maarso lagu caleema saaray hudheelka Gacayte ee magaalada Boosaaso, iyadoo caleema saarkiisi ay ka soo qaybgaleen odayaal dhaqameedka Puntland kuwooda ugu magaca dheer.

Sirqarsoon@gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s