Gabar Ka Shaqaynaysay Madaxtooyadda Soomaaliya Oo Agaasime Cali Fiqi Dartiis Shaqadeeda Ku Wayday.

Danjirihii hore ee  Soomaaliya u fadhiyay Midowga Yurub haatan ku magacaban Agaasimaha Madaxtooyada Villa Soomaaliya Danjire Dr. Ali Saciid Faqi ayaa gabar ka shaqeynaysay Nadaafada Madaxtooyada

dartiisa shaqada uga tagtay  kadib markii Ali Faqi gabadha ku eedeeyay inay ka tuugnimo ama Mobel ka xaday.

Sida uu ii sheegay mid ka mid ah shaqaalaha Madaxtooyada Gabadhan ayaa 5 sano ka shaqeynaysay Nadaafada hase yeeshe Ali Saciid Faqi Agaasimaha Madaxtooyada ayay is qabteen markii uu waayay Mobelkiisa gacanta, hase yeeshe gabadha markii shaqada ka tagtay ayaa intii aysan gurigeeda gaarin Cali Faqi waxaa uu helay Mobelkii wuxuuna ka dhex helay qolkiisa.
Mar aan isku deeyay inaan la xiriiro Cali Faqi si arrimahan wax uga weydiiyo waa ii suurageli weysay.

Gabadhiina halkaas ayay ku weysay shaqadeeda.
Nuradiin Macalin Mukhtar

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s