Axmed Siilaanyo Oo Hargeysa Lagu Xiray

Xarunta Taraafikada ee magaalada Hargeysa waxa ku xidhan  Axmed  Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka mid ah maamulka  dugsiga Nuuradiin ee gaarka loo leeyahay .
Macallin Siilaanyo ayaa la soo

xidhay ka dib markii lagu eedeeyey inuu  magaciisu u eegyahay magaca Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo 
Waxaana la ogaaday magaciisan ka dib markii  macallin kale oo  ka tirsan dugsiga  oo baabuur watay ay  lacag ku ganaaxeen  ciidamada nabad-gelada waddooyinka ee Taraafikadu ka dibna uu macallin Siilaanyo ka codsaday inuu lacag ugu soo diro Zaad-ka sidaasina ay Taraafikadii ku arkeen magaca Axmed Maxamed  Maxamuud Siilaanyo .

Waxaana xusid mudan in lacagta Zaad-ku  lagu diraa ay sheegto  qofka oo afaran 

Taraafikada ayaa Macallin Siilaanyo ugu tagay dugsiga iyaga oo halkasi ka soo xidhay 
Waxaana hadda la weydiinayaa siday macallimiin la la shaqaysaa ii sheegeen  sababta magaciisa u eekaysiisay  ka Madaxweynaha .

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s