Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Waa Nin Itoobiyaana.

Mahdi Axmed Guuleed (Khadar) Raysal-wasaare ku xigeenkan Federaalka Soomaaliya ayaa Federaalka Ethiopia shaqooyinkan u soo qabtay intii u dhaxaysay 1998 illaa 2000.

August 2000 — October 2000: Tababarre xeerka ciqaabta ah. 

April 1999 — March 1999: Xeerka Ganacsiga ee thiopia ayuu u tarjumay Af Soomaali. 
January 1999 — March 1999: La-taliye sharciga ee Gudida diyaarinta sharciyada ee kilinka Shanaad ee dalka Ethiopia. 

November 1998 — 1999: Xeer ilaaliyaha kiisaska ciqaabta Somalida Ethiopia 

Ku-simaha xafiiska Caddaalada ee Gobolka Shanaad ee Somalida Ethiopia.
 Mahdi Axmed shaqooyinkii uu soo qabtay waxa ka mid ahaa  xeer-ilaaliyaha kiisaska ciqaabta Kilalka shanaad , iyada guud ahaan Ethiopia ay ka mid tahay meelaha ugu xadgudubka badan xuquuqda aadanaha waxaana magaalooyin ay ka mid tahay Jig-jiga ku jira kumanaan qof oo aan maxakamad la horgaynin.
 Sirqarsoon.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s