Wasiirkii Qabyaaladda Iyo Musuqmaasuqa Puntland Juxa.

Ninka dhowaan loo magcaabay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa hore u ahaan jiray wasiirka waxbarashada maamulka Puntland, intuu xilka hayay waxaa lagu xasuusta musuqmaasuq iyo qabyaalad qaawan.

Mid ka mid ah dhallinyaradii u qabiilka dartiis ugu diidday waxbarashada oo ku sugan dalka Jarmalka ayaa u sheegay Sirqarsoon.com inuu wasiirku booskiisi geliyay wiil ay qabiil ahaan wadaageen halka isaga oo ka mid ah dhallinyaradii imtixaannada dugsiga sare ku soo baasay loo diidday waxbarasho u ku aadi lahaa dalka Turkiga.

Xilligan dad badan ayaa isweyddiin Juxa ma joojiyay qabyaaladii lafaha kaga jirtay iyo musuqmaasuqii baahsan??.. jawaabtu waa Juxa weli hawshiisa dhinac ayuu ka wata isagoo weliba xilligan helay kursi iyo awood ka ballaaran tii hore.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s