Booliska Soomaalilaan Oo Jirdilay Xoghayaha DHallinyarada Soomaalilaan Iyo Xllildhibaan

Aftax Siciid Jaambiir oo ah Xoghayaha garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayay ciidamada booliska Somaliland jidh-dil ugu gaysteen bartamaha magaaladaha Hargeysa,  waxaana hadda lagu dabiibayaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, Dhanka kale ciidanka booliska ayaa jirdilay xildhibaan Yuusuf Damuur oo ka tirsan baarlamaanka Soomaalilaan iyo xisbiga mucaaradka ee Waddani.

Dad badan ayaa dhaliilaya hab dhaqanka ciidanka Soomaalilaan oo loo arko mid ka hor imaanaya sharciga deegaannada ka jira.