Telefeshiinka Puntland Oo La Weeraray.

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in caawa kooxo ku hubaysan dharka ciidanku weerar ku qaadeen xurunta muuqbaahiyaha maamul gobolleedka Puntland, labo ka mid ah waardiyaha PuntlandTV ayaa

ku dhaawacmay weerarka.

Weerarka ayaa ku soo beegmaya iyadoo shaqaalaha muuqbaahiyaha Puntland aysan mushahar helin muddo sanad ku dhow, intooda badana ay shaqada isaga tageen.

Mid ka mid ah masuuliyiinta wasaaradda warfaafinta ayaa u sheegay Sirqarsoon xiita wasiirada wasaaraddu aysan lacag mushahar ah helin.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s