Farmaajo Oo Addis Ababa Tegeya Arbacada.

Farmaajo ayaa arbacada 3 bisha Maajo ku si jeeda dalka Itoobiya caasimaddiisa AddisAbaba sida ay baahisay wakaaladda wararka Anadolu ee dalka Turkigu, waa booqashadii lixaad ee Farmaajo dibadda ugu baxo tan iyo

markii loo doortay madaxwaynaha Soomaaliya.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyagoo ka wada hadli doona arrimo ay ugu horreeyaan xidhiidhka labada dal, iskaashiga arrimaha abaaraha, ammaanka iyo la dagaallanka argagaxisada.

Sidoo kale madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona madaxda ugu sarreeysa midowga Afrika.
Waa boowashadii koowaad ee Farmaajo ku tago magaalada Addis Ababa tan iyo markii la doortay, wuxuu hore u booqday dalalka Sucuudiga, Kenya, Imaaratka Carabta, Urdun iyo Turkiga.

Yusuf@Sirqarsoon.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s