Qoys Harraad Iyo Gaajo Ugu Dhintay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Bari

Wararka ka imaanaya deegaanka Karkaar sare ee gobolka Bari ayaa sheegaya inay 9 qof oo hal qoys ka koobban harraad iyo gaajo ugu dhinteen deegaankaas, dadka maydkooda ayaa la soo gaarsiyay degmada Qardho caawa.

Deegaannada gobolka Bari ayaa waxaa ka

dilaacay cudurka shuban biyoodka, xanuunno kala duwan oo abaarahu keeneen iyadoo maamulka deegaanka ka jirana u iska indho tirayo dhibaatada deegaannada ka jirta.

Inkastoo roobabkii billowdeen deegaannada qaar haddana weli abaarahu waa kuwa ka jira Puntland gaar ahaan gobolka Bari.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s