Galmudug Oo Dooratay Madaxwayne Cusub

Doorashada madaxweynaha Galmudug oo ay ku tartamayeen saddex murashax ayaa wareegii labaad ay baarlamaanka maamulka Galmudug u doorteen Xaaf inuu noqdo madaxweyne.

Galmudug ayaa waxa horay madaxweyne uga soo noqday Cabdikariim Xuseen Guuleed oo markii dambe ay xilka ka qaadeen baarlamaanka maamulkaasi oo la sheego in aanay wax mushahar ah qaadan inta badan wakhtigii ay jireen, inkastoo u mar dambe iscasilay.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s