Wasiirkii Hawlaha Guud Ee Dowladda Federaalka Oo La Dilay

Caawa fiidkii waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday wasiirkii hawlaha guud ee dowladda federaalka Soomaaliya Cabaas Siraaji kadib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya, Wasiirka ayaa waxaa rasaas ku furay ilaalo sargaal ka tirsan ciidanka dowladdu u watay kadib markii ay ka shakiyeen sida warbaahinta uu u sheegay wasiirka ku xigeenka wasaaradda hawlaha guud.

Wasiirka la dilay caawa ayaa ahaa nin dhallinyaro ah oo ku soo barbaaray xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya halkaas oo u wax ku soo bartay dibna ugu soo laabtay dalkiisa si u ugu shaqeeyo.  13 november 2016 ayaa loo doortay xildhibaan kadib markii u ka guulaystay Maxamuud Bekos oo ahaa wasiiru dowlahii warfaafinta, 21 Maarso ayaa sidoo kale ra’iisul wasaare Khayre u magacaabay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta,

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s