Alshabaab Oo Dilay Askari Maraykan Ah

Kooxda Alshabaab ee ka dagaallamaysa dalka Soomaaliya ayaa ku dilay degmada Afgooye askari Maraykan ah iyagoo mid kalena dhaawac u gaystay, dilka iyo dhaawaca ayaa yimid kadib iska hor imaad dhexmaray kooxda Alshabaab iyo ciidanka Maraykanka oo garab siinaya ciidamada Soomaaliya.

Maraykanka iyo dowladda Soomaaliya ayaa si waddajir ah u wodda dagaal ka dhan ah kooxda argagaxisada ee Alshabaab.