Iiraan Oo Ku Eedeysay Sucuudiga Weerarkii Safaaradooda magaalada Bayruut.

Kaaliyaha gaarka ah ee guddoomiyaha golaha shuurada dalka Iiraan dhinaca arrimaha caalamka Xuseen Amiir AbduIllaahayn ayaa sheegay inay hayaan caddaymo muujin in dowladda Sucuudigu qayb ka ahayd weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday safaarada Iiraan ee magaalada Bayruut 2013.

Hadalkan ayuu ku soo qoray boggiisa gaarka ah ee Twitter-ka, isagoo weliba si gaara ugu eedeyey weerarka madaxii hore ee sirdoonka Sucuudiga Bandar bin Suldaan bin Cabdicasiis oo u adeer u yahay boqorka Sucuudigu.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Sucuudigu qayb ka ahaa weerarkii lagu qaaday xurunta baarlamaanka Iiraan iyo qabriga Imaam Khumayni.

23 qof oo u ku jiray masuul sare oo ka tirsan safaarada Iiraan ee magaalada Bayruut ee caasimadda Lubnaan ayaa ka mid ahaa dadka ku dhintay weerarkaasi oo dhacay dhammaadkii bisha Nofeember 2013.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s