Afhayeenka Alshabaab Oo Ku Sugan Gurriga Xaad

Afhayeenka kooxda Alshabaab Cali Dheere ayaa la sheegay inuu ku sugan yahay gurriga u magaalada Muqdisho ka deggan yahay guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Maxamad Xassan Xaad. 

Warar hoose oo warbaahinta Sirqarsoon.com heshay ayaa sheegaya in afhayeenka Alshabaab la doonaayo inuu isku dhiibbo dowladda Soomaaliya.

Cali Dheere ayaa ka soo jeeda qabiilka Murursade oo hore uga tirsana Alshabaab balse hadda ku biiray dowladda Soomaaliya madama la siiyay jagada ra’iisul wasaaraha ee Soomaaliya, sidoo kalena ay ka soo jeedo xaaska madaxwayne Farmaanjo Saynab Macallin.

Dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay madaxii kooxda Alshabaab ee gobolka Banaadir, inkastoo asbuuc gudahiis SHabaabku magaalada Muqdisho ku dileen in ka badan 40 ruux oo rayid u badan.

Kooxdan ayaa ku caanbaxday falal argagaxiso iyo xasuuqa dadka shacabka ah.

Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s