Qarax Khasaaro Wayn Gaystay Oo Ka Dhacay Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir.

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay.

Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay xarunta maamulka ee Degmada Wadajir, sida Sirqarsoon ay u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

In ka badan 15 qof ayaa ku geeriyooday weerarkan, waxaana ku dhaawacmay tiro intaas ka badan oo u ku jiray guddoomiyaha degmada dhowaan loo soo magcaabay.

Ciidanka dowladda ayaa wodda hawgalo iyo baaritaan waxaana halkaas soo gaaray adeega gurmadka degdega ah.

AlSHabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxa ismiidaaminta ee ka dhacay xarunta degmada Wadajir, waxaana qaraxan uu imanaya xili isla todobaadkan ALSHabaab weerar culus ku qaadeen maqaayada Pizza House ee degmada Hodan oo ay ku dhinteen dad ka badan 20 ruux.
Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s