Koonfur Galbeed Oo Heshiis La Gashay Shirkadda Biyaha Madow (BlackWater)

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa heshiis la galay shirkadda ilaalada Biyaha madow “Blackwater” sida u sheegay Erik Prince oo ah madaxa shirkadaasi. 

Shirkadda ayaa ka caawin doonta maamulka Koonfur Galbeed ee u hoggaamiyo Shariif Xassan Shiiykh Aadan ammaanka shisheeyaha maalgelinta u yimaada deegaankaas sida u sheegay Erik Prince.
Prince ayaa hore uga mid ahaa ciidanka mulatariga Maraykanka, kadib wuxuu aasaasay shirka biyaha madow inkastoo u dhaleecayn badan kala kulmay hab dhaqankiisi xuma ee dadka Ciraaqiyiinta.
Koonfur Galbeed ayaa heshiis la gashay dowladda Imaaratka kaas oo lagu dhisayo dekedda Baraawe.
Madaxda Soomaalida ayaa inta badan saxiixa heshiisyo aysan aqoon waxaa ka iman doona ama cawaaqibka ka dhalan kara, iyagoo inta badana fiirsada dantooda markaas taagan balse aan eegin jiilka dambe.

Reuters. http://uk.mobile.reuters.com/article/idUKKBN19D1BC 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s