Somaliland Oo Maraykanka Ku Dacwaysay Idaacada VOASomali

Wasiirka wasaaradda warfaafinta maamulka Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid Caddaani, ayaa sheegay inay Safiirka dalka Marykanka ee Soomaaliya oo dhawaan Hargeysa yimid u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Idaacada VOA qaybta afka Soomaaliga,

oo uu sheegay in khariiradii ama maabkii Somaliland bedeshay, isla markaana aanay dhex ka ahayn arimaha Somaliland iyo Soomaaliya.

Dhowaan ayay ahayd markii sidaan oo kale maamulka Somaliland cabasho uga gudbiyay idaacada Ingiriiska ee BBC qaybta afka Soomaaliga.

Somaliland ayaa hore u sheegtay inay Soomaaliya inteeda kale ka go’day inkastoo aysan wax aqoonsiya helin.
Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s