Xildhibaan Cabdishakuur Gaal-Eri Oo Nayroobi Ku Dhaawacay Wariye Cabdifitaax Axmad. (SAWIRO)

Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire (Gaal-eri) oo ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa KHAMIISTII lasoo dhaafay “06 July 2017” galinka dambe waxuu dhaawac culus gaarsiiyay wariye Soomaaliyeed oo si weyn Siyaasadda dalka u falan-qeeya laguna magacaabo

Cabdifitaax Axmad Maxamuud {Abdifitahaam} kaasoo la sheegay in isaga oo u socday hudheelka Laico Regency Nairobi oo Siyaasiyiin Soomaaliyeed ballan kula lahaa uu dhabarkiisa dambe ka yimid xildhibaanka dhaawaca gaystay kadibna QOORTA uga dhuftay dhowr jeer Mindida yar-ta ah ee jeebka lagu qaato la iskana jaro CIDIYAHA. 

Waxuuna ku qeylinayay Xildhibaanku markuu falka gaysanayay “maxaa FARMAAJO ama ANAGA naga rabtaa (Mareexaan)” taasoo muujineysa Qabyaaladda ku jirta Xildhibaan Cabdishakuur Gaal-eri oo si xoog ah ugu fadhiya kursi ay beel kale leedahay iskuna arka nin saddexaad ee ugu awoodda badan dowlada Farmaajo, xiligaana raadinaya in laga dhigo Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdishakuur Gaal-eri ayaa markii uu falkaasi dhaawaca culus ah u gaystay wariyaha subaxnimadeedii u baxsaday magaalada Muqdisho.

Ficilkaan ayaa cadeynaya Fudeedka iyo Kaligii Talisnimada kooxda Farmaajo.

Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s