Xiddigaha Nabiga Oo Hargeysa Looga Dhawaaqay.

Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa looga dhawaaqay koox lagu magcaabo Xiddigaha Nabi Maxamad NNKH, kuwaas oo ka kooban Wadaado, dhallinyaro iyo wariyeyaal. Kooxdan ayaa sheegaysa inay yihiin asxaabti Nabiga oo dunida ku soo laabtay waxayna la baxeen magacayo u eeg kuwii asxaabta

Nabigeeni Maxamad NNKH.

Tan iyo markii kooxdan lagu dhawaaqay cullimada magaalada iyo maamulka Somaliland midna kama hadlin kooxdan iyo ujeedkooda, inkastoo dadka badankiis ku sheegeen kooxdan firqo diimeed cusub.

Somaliland ayaa hore xabsiga u dhigtay wadaado sheegtay inay ka tirsan yihiin koox iyaduna cusub oo lagu magcaabo Alsaaciduuna bil Xaq inkastoo markii dambe ay sii daayeen. Balse kooxdan Xiddigaha Nabiga ayaad mooda inay ka duwan yihiin  kooxahii hore.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s