Nin Xaaskiisi Dilay Kadib Markii Ay Ugu Wacday Magaca Ninkeedii Hore Iyadoo Ciyaarta Sariirtu Socoto.

Wuxuu maxkamadda horteeda ka qortay KHamiistii inuu dil u gaystay Maariya Nameeth sannadkii 2015 waxaana maxkamadda gobolka Falorida ku xukuntay madaxa ha ku furto.

Fidel Lopez oo lix iyo labaatan sanno jir ah ayaa qirtay dilka saaxiibadii hore oo kow iyo soddon jir ahayd taas oo sababsatay kadib markii ay ku dhawaaqday magaca ninkeedii hore iyadoo lagu jiro xilligii sariirta.

Ninkan ayaa aad uga maseeyray arrinta kadibna dilka gaystay.

XG. Daily Mail 
Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s