Posts by Yusuf Ali Adan

Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Somaliland Oo U Ololeeya Gumaysiga Oo Ilaaway In Beelaha Duulbahaante Iyo Warsangeli Yihiin Daarood

Maxamad Maxamuud Yaasiin oo lagu naanayso DHeeg wuxuu ka mid yahay xildhibaanada golaha guurtida ee Soomaalilaan, waa nin mar kasta ku celceliya Soomaali wayn ma midoobi karto una ololeeya gumaysiga ummada Soomaalida

Shirwaynahii urur gobolleedka IGAD ee lagu qabtay magaalada Muqdisho sanadkii hore isagoo ka hadlaya DHeeg wuxuu yidhi ”Waxaa fiicnan lahayd inay fahmaan Continue reading