Aasaaska Sirqarsoon

Sirqarsoon.com waxaa la aasaasay sanadkii 2014, waxaana figrada aasaaskeeda lahaa Yusuf Ali Adan oo ah qoraa Soomaaliyeed oo ku nool Denmark.

Mareegta Sirqarsoon.com waa warbaahin madax banaan waana codka dadka aan codka la maqal. Waxay soo bandhigi doonta wararka dalka iyo dibaddiisa, aragtida dadwaynaha Iyo weliba arrimaha bulshada.

waa warbaahin u shaqeysa dadka Soomaaliyeed guud ahaan, Sirqarsoon maaha warbaahin dhaqaale doon ah ama koox iyo deggaan gaar ah u addeegta, balse waa mid u shaqaysa dhamaan dadka xaqdarrada iyo sinnaan la’aantu haysato ee Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yahiin.

Waa Codka dadka aan codkooda la maqal iyo Runta Qayaxan, Sirqarsoon waa difaacaha dulmanaha aan haysan cid codkiisa gudbisa.

Waxaad farriintada noogu soo diri kartaa Sirqarsoon@gmail.com

Ama si toosa farriin ugu dir Aasaasaha Sirqarsoon

Yuusuf Cali Aadan ”Yusuf Ali Adan”

E-Mail Yusufcali@hormail.com

Yusuf@Sirqarsoon.com